



Ku soo dhowow Daryeel Company – Hal xal oo dhamaystiran oo loogu talagalay baahiyahaaga kala duwan!
Daryeel Company waxay ku faantaa inay tahay hormuud ku ah adeegyada kaladuwan ee tayada sare leh ee wax ka baddelaya noloshaada. Waxaan isku keenaynaa waayo-aragnimada ganacsiga iyo adeegyada farsamada, dukaamaysiga qalabka elektarooniga ah, iyo tababarka xirfadaha mustaqbalka lagu gaari karo, si aan kuu siino xalal dhameystiran oo la isku halleyn karo.
-
- Daryeel Mega Store: Soo hel qalabka elektaroonigga ee ugu dambeeya sida taleefannada casriga ah, kombuyuutarrada, qalabka guriga, iyo in ka badan. Waxaan kaaga soo qaadanaynaa badeecooyin tayo sare leh oo qiimo jaban leh!
-
- Daryeel Technical: Xirfadlayaal khibrad leh oo ku siinaya adeegyo farsamo oo heer sare ah. Laga soo bilaabo adeegyada korontada iyo rakibidda CCTV-ga, ilaa xalalka tamarta qoraxda – annaga ayaa kaa caawin doona.
-
- Daryeel Academy: Korso xirfadahaaga oo hel tababaro xirfada farsamada gacanta si aad ugu diyaar garowdo mustaqbal shaqo oo guul leh. Waxaan bixinnaa koorsooyin lagu horumarinayo xirfadaha korontada, biyo-xireedka, CCTV, iyo tamarta qoraxda.
Daryeel Company – Hal go’aan, xalal fara badan!